- Inaad la xiriirto goobaha shaqaalaha qoranaya hadda
- Inaad ogaato fursadaha kuugu fiican ee ah shaqo, khibrad, wax aad xiiseyneyso iyo xirfado
- Inaad hagaajisato xeeladaha raadinta shaqada iyo xirfadaha wax lagu helo
- Inaad cusbooneysiisato arjiga shaqada iyo inaad isu diyaariso wareysi
- Inaad soo ogaato haddii aad xaq u leedahay lacag waxbarasho ama tababar bilaash ah oo kugu caawinaya inaad isugu diyaaro shaqo suuqa looga baahan yahay
- Inaad raadsato haddii aad xaq u yeelan karto waxyaabo kale inta aad tahay shaqa-raadiska
Ku hel caawimaad intarnetka ama khadka taleefanka—si lacag la'aan ah
- Ma rabtaa qof aad la xiriirto oo ku caawinaya? Waxaad nagala soo xiriiri kartaa 651-539-4410 si aad ula hadasho shaqaale ku caawinaya.